Somali

Assalaamu Calaykum

Waxaan akhristayaasha boggan ugu bishaaraynaynaa in lagu dari doono safxad “Afsoomaali” ah oo looga faa’iidaynayo walaala soomaaliyeed in looga jawaabo wixii su’aalo diini ah iyada oo loo bandhigayo culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu aqoonta iyo khibrada badan.

Su’aalihiina waxaad ku soo diri kartaan: ictisaam2013@gmail.com

Ka faa’iideysi wanaagsan.

 

Maamulka Mowqica

التعليقات مغلقة